Skip navigation.
Home

Somali gunmen kidnap Kenyan lecturer in Mogadishu

kenyan Flag
 
MOGADISHU (Reuters) - Three gunmen abducted a Kenyan teaching at the Mogadishu University campus in the latest seizure of a foreigner in the lawless Horn of Africa country, witnesses said on Tuesday.

GABAY LA MAGAC BAXAY MAXAA SABABAY?

Gabaygan lamagac baxay MAXAA SABABAY? waxaa tirisay Abwaanada caanka ah
Rooda Ibrahim C/gurey (Afjanno), Gabaygan waxay curisay Abwaanadu dabayaaqadii sanadkii 2004 waxayna u tirisay Maamulka W/Galbeed Soomaaliya. wuxuuna gabaygu ka hadlayaa dhibaatada ay maamulkaasi jideeyeen ee ay kula kaceen dadka ka soo jeeda dhulka Soomaalida Ogaadeenya.

Jaaliyadda RX/Sulaymaan ee Qurbaha oo hanbalyo iyo taageero u diray maamulka Ximan iyo Xeebaha

Annagoo ah jaaliyadda u dhalatay deggaanka Ximan iyo Xeebaha ee beesha RX/Sulaymaan waxaan hanbalyo iyo taageero u diraynaa maamulka looga dhawaaqay deggaanka beeshu degto iyo masuuliyiinta loo magacaabay.

Maamulka Ximan iyo Xeebaha oo looga dhawaaqay Cadaado

Waxaa saakay magaalada caasimada cadaado lagu ansixiyey maamul baaxad weyn oo ay dhisteen shacabka deggaanka beesha RX/Sulaymaan.

Sayladda ganacsiga dadka ee Puntland!

Puntland iyo ogadeen
 
Wararka murugada iyo tiiraanyada xambaarsan ee beryahan dambe ka imaanaya Puntland ayaa ah kuwo ay dadku siyaabo kala duwan u macnaysanayaa.
Dadka qaarbaa kolkay arkaan Ummaddii Soomaaliyeed oo naf iyo maalba la bililiqaystay, dhiiggoodiina la xalaalaystay isku qancinaya in arrinkan uu maamulka Puntland ku kacay inay kamid tahay musiibooyinka ku habsaday Ummadda.

Press Release :- Fundraising Event for the Somalia Humanitarian Crisis

“The worst humanitarian crisis in Africa is in Somalia” UN In the past two weeks alone 173,000 people have fled the fighting in the capital city Mogadishu, bringing the total number of displaced people in Somalia to 1,000,000. Many of the people displaced by the current conflict have limited access to shelter, food or clean water.

Shirka Djabouti ee QM ay qabanqaabisay

Wakiilka QM Somaliya u qaabilsan Ahmedou Ould-Abdallah ayaa hanwayni muujiyay maalin ka hor inta aanu qabsoomin shirka ay QM soo qabanqaabisay oo barito oo Sabti 10ka May, 2008 ka furmaya magaalda Djabouti. Qoraal rasmi ah oo uu ku daabacay Nairobi, ayuu ku sheegay in ay tahay markii ugu horeysay ee wafdiyadani tiro kooban ay ku imaanayaan, taas oo ah todoba xubnood gees kasta. ayada marka dambena ay xubnahaas ku soo darmi doonaan toban iyo shan kale.
Wararka Cadaado.net

Maamulka Puntland oo shacabka Ogaden ka iibsanaya Ethiopia

Puntland iyo ogadeen
 
Shacabka Ogaden oo ah shacab Soomaaliyeed oo neceb gumaysiga Ethiopia ayaa waxay baryahaan dhibaato kala kulmeen ragga gumaysiga u adeega ee xukuma maamulka la magaca baxay Puntland.

maxamed Dheere oo lagu amray inuu hubka iyo ciidanka wareejiyo

Dabadhilifka sheegta gudoomiyaha G/Banaadir ayaa waxaa la gaarsiiyey warqad ka timid Nuur Cadde.

Mohamud Uluso: Change of TFG leadership key to ending Somalia Conflict

Immediately after the election of Col Abdullahi Yusuf Ahmed as President of Somalia in October, 2004, the International Crisis Group (ICG) issued a report titled “the continuation of the war by other means”. The report pointed out that for many Somalis, President Yusuf’s election was controversial and represented not a step toward peace but continuation of the war by other means. The report warned President Yusuf and his partners to refrain from the attempt to impose their own agenda on the transition.