Skip navigation.
Home

Beesha Cali Saleebaan oo shaacisay iney kalsoonidii kala laabteen maamulka Jen. Cadde Muuse

Anagoo ah Aqoonyahan Beesha cali saleebaan waa qurbaha ku nool waxaan horey iyo hadaba Kalsoonida kala noqonay Madaxweyne Ku sheega Puntland Cade Muuse oo ah nin Qabiil ka dhex guuxayo Bayaankan ayaa daba socda kii aan horey uugu cadeynay in Beesha ay ka soo horjeedo Xasuuqa ay Wadaan Ciidanka Ethopia Beesha ayaa sidoo kale ka codsatay Beela daga Puntland inay Talaabo ka qaadaan Maamulka Xabashida Wadanka keenay Beesha ayaa sidoo kale Codsatay in Ummada Soomaaliyeed ay iska iloobaan waxii kala dhex marey una istaagan sidii laysaga dhicin lahaa Ciidanka Ethopia iyo Inta la socta waxaa kaloo ey Beesho ka soo horjeedaa Dadkii dhowaan loo dhiibay Ethopia oo u dhashay deeganada Soomaali Galbeed, Beesha ayaa cade Muuse ku tilmaameysa in Qabiilka uu ka dhashay gacanta u galiyay hubkii iyo lacagtii si loo maquuniyo Beelaha kale Beesha Cali Saleebaan Aqoon Yahan keeda waxa ay cadeeyeen inay Kalsoonida kala noqdaan Haraadiga Xabshida Cade Muuse iyo raga uu Madaxda u yahay ayay Beeshu ku sheegtay dad aan lahayn damiir wadani iyo Mid Islaam Beesha waxa ay kaloo codsatay ragii Dhowaan looga dilay Boosaso uu dilay Cabdulahi Saciid Samatar in Maxkamad la soo taago hadii kale Beeshu ay Xoog adeegsan doonto Beesha ay la gudboon inay siiso muda 3 Isbuuc hadii kale Beeshu ay Ficil sameyn doonto

Bayaanka waxaa qorey

Dr Cali Cusmaan Cali

Dr Mukhtaar Xassan Yusuf

Dr Yusuf Muuse Abees

Eng Khaalid Hassan Shire

Eng Muuse Bilaal Nuur

Eng Samatar Cali Axmed

Eng Khaliif Xassan Karshe

Colnel Khaliif Samatar

Col Yuusuf Xaaji Yaasiin

Prof Cilmi Axmed Nuur

Prof Xassan Cali Jaamac

Sheekh Cabdalxamiid Cali

Sh, Muuse Faarax Cali

Sh, Nuur Axmed

Drs Ayaan Muuse Faarax

Drs Bishaaro Khyer Axmed

Ganacasade Yuusf Bide Axmed

Maclim Xussein Faarax

Dr Bashiir Dhaga cade

Dr Cilmi Bootaan

Dr Yaasiin Ali Nuux

Dr Barkhad Muuse Ali

Eng Khaalid Xussein Axmed

Eng Axmed Mukhtaar Faarax

Eng Hilaal Cali Cusmaan

Eng Khaliif Xaaji Cabdi

Prof Yuusuf Nuur Ashkir

Prof Samtar Ali Cade

Prof Axmed Dhoodi Khyer

Pilot Kaarshe Cabdulaahi Ali

Drs Ayaan Khaalid Faarax

Drs Bishaara Ahmed Aw Abdi

Ismahaan Khyere Buraale

Genral Jaamac Muuse

cadaado.net