Skip navigation.
Home

Shirka Djabouti ee QM ay qabanqaabisay

Wakiilka QM Somaliya u qaabilsan Ahmedou Ould-Abdallah ayaa hanwayni muujiyay maalin ka hor inta aanu qabsoomin shirka ay QM soo qabanqaabisay oo barito oo Sabti 10ka May, 2008 ka furmaya magaalda Djabouti. Qoraal rasmi ah oo uu ku daabacay Nairobi, ayuu ku sheegay in ay tahay markii ugu horeysay ee wafdiyadani tiro kooban ay ku imaanayaan, taas oo ah todoba xubnood gees kasta. ayada marka dambena ay xubnahaas ku soo darmi doonaan toban iyo shan kale.
Wararka Cadaado.net