Fuwaa'idka Qaraha
Submitted by mataandhuube on Thu, 2008-07-03 08:31.
Ha moogaan Qaraha:-
Khamiis 3-da July,2008
Jeer Qare ah oo beec ah. Sida Saynisyahanadu sheegeen, qaraha waxaa ku jirta maadad la yiraahdo citrulline, taas oo sababta soo saaris walxo tiro badan kuwaas oo caawimaad ka gaysta nasashada halbowleyaasha dhiiga qaada - taas oo la mid ah bay yiraahdeen dawada raganimada u roon ee Viagra. (Marka faa'iidadaas Qarrahu leeyahay aad ogaato akhtistow, sow ma sii ogaanaysid, sida dalkeena khayraadkiisa oo uu Qarrahu ka mid yahay ay u yihiin kuwo intifaac badan u leh nolosha!)
Muuqaalada www.cadaado.net


