<?xml version="1.0" encoding="utf-8"?>
<!DOCTYPE rss [<!ENTITY % HTMLlat1 PUBLIC "-//W3C//ENTITIES Latin 1 for XHTML//EN" "http://www.w3.org/TR/xhtml1/DTD/xhtml-lat1.ent">]>
<rss version="2.0" xml:base="http://cadaado.net">
<channel>
 <title>Cadaado.net - </title>
 <link>http://cadaado.net</link>
 <description></description>
 <language>en</language>
<item>
 <title>Jaaliyadda RX/Sulaymaan ee Qurbaha oo hanbalyo iyo taageero u diray maamulka Ximan iyo Xeebaha</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2558</link>
 <description>&lt;p&gt;Annagoo ah jaaliyadda u dhalatay deggaanka Ximan iyo Xeebaha ee beesha RX/Sulaymaan waxaan hanbalyo iyo taageero u diraynaa maamulka looga dhawaaqay deggaanka beeshu degto iyo masuuliyiinta loo magacaabay.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Mon, 12 May 2008 13:46:37 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Masuuliyiinta loo magacaabay maamulka Ximan iyo Xeebaha</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2557</link>
 <description>&lt;p&gt;Waxaa shalay ku soo gaban gaboobay magaalada Cadaado shir maamul loogu dhisayey deggaanka beesha RX/Suylaymaan, shirkaas ayaa si guul ah loogu soo gaban gabeeyey caasimadda maamulka Ximan iyo Xeebaha ee cadaado.Maamulkaas oo wajigiisii hore ka bilowday dalka Emaradka Carabta ayaa Ilaahay mahadiis waxaa lagu soo dhisay maamul baaxad weyn oo markii ugu horaysay uu yeesho degaanka beesha RX/Sulaymaan.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Mon, 12 May 2008 13:21:52 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Maamulka Ximan iyo Xeebaha oo looga dhawaaqay Cadaado</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2556</link>
 <description>&lt;p&gt;Waxaa saakay magaalada caasimada cadaado lagu ansixiyey maamul baaxad weyn oo ay dhisteen shacabka deggaanka beesha RX/Sulaymaan.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Mon, 12 May 2008 05:06:51 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Sayladda ganacsiga dadka ee Puntland!</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2555</link>
 <description>&lt;div class=&quot;image&quot; style=&quot;float:right&quot;&gt;  &lt;a href=&quot;node/2552&quot;&gt;&lt;img src=&quot;http://cadaado.net/files/images/Puntland_Vs_Ogaadeeniya.jpg&quot; width=&quot;300&quot; height=&quot;198&quot; alt=&quot;Puntland iyo ogadeen&quot; /&gt;&lt;/a&gt;  &lt;div class=&quot;caption&quot;&gt;&amp;nbsp;&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;
Wararka murugada iyo tiiraanyada xambaarsan ee beryahan dambe ka imaanaya Puntland ayaa ah kuwo ay dadku siyaabo kala duwan u macnaysanayaa.&lt;br /&gt;
Dadka qaarbaa kolkay arkaan Ummaddii Soomaaliyeed oo naf iyo maalba la bililiqaystay, dhiiggoodiina la xalaalaystay isku qancinaya in arrinkan uu maamulka Puntland ku kacay inay kamid tahay musiibooyinka ku habsaday Ummadda.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Sun, 11 May 2008 15:35:17 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Press Release :-  Fundraising Event for the Somalia Humanitarian Crisis</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2554</link>
 <description>&lt;p&gt;“The worst humanitarian crisis in Africa is in Somalia” UN In the past two weeks alone 173,000 people have fled the fighting in the capital city Mogadishu, bringing the total number of displaced people in Somalia to 1,000,000. Many of the people displaced by the current conflict have limited access to shelter, food or clean water.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Fri, 09 May 2008 19:37:23 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Shirka Djabouti ee QM ay qabanqaabisay</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2553</link>
 <description>&lt;p&gt;Wakiilka QM Somaliya u qaabilsan Ahmedou Ould-Abdallah ayaa hanwayni muujiyay maalin ka hor inta aanu qabsoomin shirka ay QM soo qabanqaabisay oo barito oo Sabti 10ka May, 2008 ka furmaya magaalda Djabouti. Qoraal rasmi ah oo uu ku daabacay Nairobi, ayuu ku sheegay in ay tahay markii ugu horeysay ee wafdiyadani tiro kooban ay ku imaanayaan, taas oo ah todoba xubnood gees kasta. ayada marka dambena ay xubnahaas ku soo darmi doonaan toban iyo shan kale.&lt;br /&gt;
Wararka Cadaado.net&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Fri, 09 May 2008 18:05:35 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Maamulka Puntland oo shacabka Ogaden ka iibsanaya Ethiopia</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2551</link>
 <description>&lt;div class=&quot;image&quot; style=&quot;float:right&quot;&gt;  &lt;a href=&quot;node/2552&quot;&gt;&lt;img src=&quot;http://cadaado.net/files/images/Puntland_Vs_Ogaadeeniya.jpg&quot; width=&quot;500&quot; height=&quot;329&quot; alt=&quot;Puntland iyo ogadeen&quot; /&gt;&lt;/a&gt;  &lt;div class=&quot;caption&quot;&gt;&amp;nbsp;&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;
Shacabka Ogaden oo ah shacab Soomaaliyeed oo neceb gumaysiga Ethiopia ayaa waxay baryahaan dhibaato kala kulmeen ragga gumaysiga u adeega ee xukuma maamulka la magaca baxay Puntland.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Fri, 09 May 2008 15:11:09 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>maxamed Dheere oo lagu amray inuu hubka iyo ciidanka wareejiyo</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2550</link>
 <description>&lt;p&gt;Dabadhilifka sheegta gudoomiyaha G/Banaadir ayaa waxaa la gaarsiiyey warqad ka timid Nuur Cadde.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Fri, 09 May 2008 01:29:24 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Mohamud Uluso: Change of TFG leadership key to ending Somalia Conflict</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2548</link>
 <description>&lt;p&gt;Immediately after the election of Col Abdullahi Yusuf Ahmed as President of Somalia in October, 2004, the International Crisis Group (ICG) issued a report titled “the continuation of the war by other means”. The report pointed out that for many Somalis, President Yusuf’s election was controversial and represented not a step toward peace but continuation of the war by other means. The report warned President Yusuf and his partners to refrain from the attempt to impose their own agenda on the transition.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Thu, 08 May 2008 12:52:02 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Waa maxay kaalinta Mareykanka ee Somaliya?</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2547</link>
 <description>&lt;p&gt;Hay&#039;ada Amnesty International ayaa ku baaqday in la baaro kaalinta Mareykanka ee Somaliya. Baaqaas oo yimid ka dib markii xulafada Mareykanka lagu eedeeyay dunuub dagaal oo ay Somaliya ka galeen. Hay&#039;adu waxay qortay liiska falalka dunuub dagaaleedak ah ee ay Ethiopianka iyo Ciidamada dowlad ku sheegu gaysteen. Falalkaas dunuubta dagaalka oo tiro beelay, sida ku qoran waxaa sheekooyinkiisa ugu naxdin iyo calool xumo badan ka mid ah, markii gabar yar oo Somaliyeed ay Ethiopianku koox ku faro-xumeeyeen. Markii gabadha walaaladeed oo da&#039;doodu kala tahay 14 iyo 13 ay isku dayeen in ay gacan siiyaan walaashood ayay Ethiopiankii wiilashii baynaad indhaha uga soo bixiyeen.Sii akhri &lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Wed, 07 May 2008 13:53:45 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ciidamada Ethiopia iyo dabadhilifyadooda oo goobo kala gedisan lagu weeraray</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2546</link>
 <description>&lt;p&gt;Guusha shacabka Soomaaliyeed oo soo muuqata iyo jabka kufaarta Tikreega iyo kooxda Mbagathi oo goor dhow la arki doono.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Wed, 07 May 2008 12:56:47 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Beesha Cali Saleebaan oo shaacisay iney kalsoonidii kala laabteen maamulka Jen. Cadde Muuse</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2545</link>
 <description>&lt;p&gt;Anagoo ah Aqoonyahan Beesha cali saleebaan waa qurbaha ku nool waxaan horey iyo hadaba Kalsoonida kala noqonay Madaxweyne Ku sheega Puntland Cade Muuse oo ah nin Qabiil ka dhex guuxayo Bayaankan ayaa daba socda kii aan horey uugu cadeynay in Beesha ay ka soo horjeedo Xasuuqa ay Wadaan Ciidanka Ethopia Beesha ayaa sidoo kale ka codsatay Beela daga Puntland inay Talaabo ka qaadaan Maamulka Xabashida Wadanka keenay Beesha ayaa sidoo kale Codsatay in Ummada Soomaaliyeed ay iska iloobaan waxii kala dhex marey una istaagan sidii laysaga dhicin lahaa Ciidanka Ethopia iyo Inta la socta waxaa kaloo ey Beesho ka soo horjeedaa Dadkii dhowaan loo dhiibay Ethopia oo u dhashay deeganada Soomaali Galbeed, Beesha ayaa cade Muuse ku tilmaameysa in Qabiilka uu ka dhashay gacanta u galiyay hubkii iyo lacagtii si loo maquuniyo Beelaha kale Beesha Cali Saleebaan Aqoon Yahan keeda waxa ay cadeeyeen inay Kalsoonida kala noqdaan Haraadiga Xabshida Cade Muuse iyo raga uu Madaxda u yahay ayay Beeshu ku sheegtay dad aan lahayn damiir wadani iyo Mid Islaam Beesha waxa ay kaloo codsatay ragii Dhowaan looga dilay Boosaso uu dilay Cabdulahi Saciid Samatar in Maxkamad la soo taago hadii kale Beeshu ay Xoog adeegsan doonto Beesha ay la gudboon inay siiso muda 3 Isbuuc hadii kale Beeshu ay Ficil sameyn doonto&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Wed, 07 May 2008 12:10:19 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>maxamed Dheere hadalkiisii maxaa ina Yeey ka yiri?</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2544</link>
 <description>&lt;p&gt;Dabadhilifka sheegta Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa si kulul uga jawaab celiyay hadal kasoo yeeray dabadhilifka kale ee sheegta ra’isul wasaare ku xigeenka dowladda federalka ahna wasiirka warfaafinta iyo Isboortiga Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan oo uu ku sheegay in maamulka gobalka Banaadir is badal lagu sameyn doono.&lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Mon, 05 May 2008 01:37:46 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Shirwaynihii  RX/Sulaymaan oo si habsami ah uga socda Caasimada Cadaado</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2540</link>
 <description>&lt;p&gt;Waxaa baryahaan magaalada Cadaado ka socday shirwayne ay beesha RX/Sulaymaan uga arrinsanaysay sidii shacabka looga saari lahaa dhibaatada daashatay ee dhinacyada nabadgalyada, maamulka, waxbarashada iyo caafimaadka.&lt;/p&gt;
&lt;div class=&quot;image&quot; style=&quot;float:right&quot;&gt;  &lt;a href=&quot;node/2539&quot;&gt;&lt;img src=&quot;http://cadaado.net/files/images/DSC02401[1].JPG&quot; width=&quot;500&quot; height=&quot;375&quot; alt=&quot;adaado airport&quot; /&gt;&lt;/a&gt;  &lt;div class=&quot;caption&quot;&gt;&amp;nbsp;&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;
</description>
 <pubDate>Fri, 02 May 2008 02:14:14 -0400</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Waan wada soconnaa haddana kala soconaa...</title>
 <link>http://cadaado.net/node/2538</link>
 <description>&lt;p&gt;“HILBAHA AAN WADA QALANNO MIDIYAHANA AAN KALA QARSANNO”oraahdi ahayd ayey maanta waxay ka dhex muqataa culumadii waa lagu diirsaday lana magac baxay Maxkamadaha, keddib markii ay ka tageen midnimadii u suurto gelisay in muddo kooban ay uga taqallusaan ururkii sheydaanka oo shahaada la dirirka ahaa una xilsaarnaa suuq geynta culumada iyo inta ehel u ah diinta Islaamka. &lt;/p&gt;
</description>
 <pubDate>Thu, 01 May 2008 17:53:27 -0400</pubDate>
</item>
</channel>
</rss>
