Skip navigation.
Home

Forum

XABASHI RAACDAYSI (GABAY)

Forum

Bismillaahi raxmaani raxiim. Maansadan yar waxa allifay Maxamed Xirsi Guuleed. Waxay soo baxday 2007-10-29. Ujeedadu waa in aanu hadafku ka lumin shacabka soomaaliyeed ee muslinka ah ee iska dhicinaya hororka diin la dirirka ah ee ay la tacaalayaan. Haddana ujeedadu waa in halgamayaasha loo iftiimiyo mawqifka ay iska taagayaan khilaafka ka dhex aloosan kooxda dabadhilifka ah ee reer Imbigaati. Wuxu yidhi:-"

XML feed